HEES | Warmoog | Cabdullaahi Xalweyste |▪︎Kaban | Lyrics/qoraal

  • 🎬 Video
  • ℹ️ Published 3 years ago
preview_player
UCkGlpfIQJnVoVg7RUUvUBAA


Mahadcelin : Qadafi Nuur

Qoraalka heesta
-------------------------
Waayaha aduunyada
Warwar iyo dhibaatiyo
Wareer lagama waayee

Waanadeeda maqaloo
Adna laba wajiilaha
Neceb wada jirkeeniyo
War sheekada ha raacinee

Warmoogeey haddaad
Mooday inaan weecday
Weedhaad i tiri baa
Wahan igu abuurtayoo

Waageerka ubucdiyo
Laabtuu waxyeelee
Inaan waalanahay
Ruux kaa wanaagsan
Naftu weheshanaysaa
Wadankaba ma joogee

Haddaa wadar u maqanahay
Warna aanu kala helin
Wakhtiguna inagu simo
Waysla waari doonaa
...................................................
Labadii wax garadee
Kalgacal wadaagtaa
Is waydaaran maysee

Waaxyaha jirkaygaay
Sidaad iila wayntahay
Haddii aad wax ka ogtahay
Wax isla waayi maynee

Warmoogeey haddaad
Mooday inaan weecday
Wadiifaddii dhexdeeniyo
Wacadkii inoo yiil
Inaan waa fuliyaa
Waa igu wallaahiyee

Naa ma waalantahay
Ruux kaa wanaagsan
Naftu weheshanaysaa
Wadankaba ma joogee

Haddaad wadar u maqanahay
Warna aanu kala helin
Wakhtiguna uu nagu simo
Wasla waari doonaa
............................................
Sida waqal daruuriyo
Carro doogu wadhan yahay
Waaberi arooryaay

Wadanihii qalbigee
Ila wiiqa culusiyo
Wajiga iyo timaha sare
Lagu waabay quruxdaay

Warmoogeey haddaad
Mooday inaan weecday
Wiishoo gadoodiyo
Sida qaalin waalayoo
Laga qaaday wayshiyo
Kugu wayraxdaan ahay

Naa ma waalantahay
Ruux kaa wanaagsan
Naftu weheshanaysaa
Wadankaba ma joogee

Haddaad wadar u maqanahay
Warna aanu kala helin
Wakhtiguna uu nagu simo
Wasla waari doonaa

💬 Comments
Author

Mahadsanidiin bahda Maadeys.🙏🙏❤
Waxan idinka codsanayaa hees uu Cabdillaahi Xalwayste ku luuqeeyay oo tiraahda:
"Dawo weeyaan tani
Duco ruux ku jeceliyo
Dardaaran weeyaan."❤❤

Author — Yahye nja

Author

Hadaan wadar u nabad nahay
Wadna aanu nakala dilin
Waqtiguna inagu simo
Isla waari dooneee
Kaaapa🥰

Author — xaajiga

Author

yaa salaam wiilki ku xaragoonjiry luqynta heesha iyo codka dahabiga my favourite singer Xalweyste

Author — Mohamed Abdirahman

Author

wax badan waan Raadiyey balse waan Helay Mahadsanid 🥰🇸🇴❤

Qaraami Baa Dhiigeygu ku shaqeeya ❤

Author — Boqor Salaam

Author

Hadaan wadar u nabadnhy
Wadnu aanu kala ridin
Waqtiguna inagu simo
Waysla waari doona
Saas bey iila muuqataa mahadsanid

Author — Daahir Mohamed Ahmed

Author

Haddaa wadar u maqanahay
Warne aanan kala helin
Waqtiguna inagu simo
Waan isla waari doonaa inshllh🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤💋

Author — Haawo Dagan

Author

My song qarmi❤💯
Cawa mirqanka hestan isaxday
4 /12/2020 gobtuna xamar caday 🇸🇴👈

Author — Aarka Dhulpante

Author

Wajiga iyo timaha sare lagu waabay qurdoo❤💔🥰

Author — Ahmed Wadani

Author

Waana dayda maqalo
adna laba wejiilaha
neceb wada jirkeeniyo
warsheekada Ha Raacine


waxanu ku noolahay Nolol aan nasiib u yeelan Dawlad Fan Cadaalad wanagzan
oo ku socota burbur
Xalwayse Alle Ha u nXariisTo🤲🤲

Author — Mohamed Arshe

Author

Mahadsanid #Maadeys Kula socda Masuul Qofki1ad dawado ina noqdo ku faraxsanahay

Author — Badrudiin Nuur

Author

Warmoogeey hadaad
Mooday inaan weecday
Weedhaad itiri baa
Wahan igu abuurtayoo
Waageerka ubucdiyo
Laabtuu waxyeelee

Inaa waalantahay
Ruux kaa wanaagsan
Naftu weheshanaysaa
Wadankaba ma joogee

Author — Imran Hashimi

Author

Waayaha aduunyada
Warwar iyo dhibaariyo
Wareer lagama waaye😰

Author — Buney Liban

Author

Legend cabdullahi xalweyste Allah yarxam

Author — Xassan Xabbad

Author

Ax ax maxaaa ilaaah cod siiyay. C.laahi xalweyste allow kuu naxariiso🙏

Author — Dhal boqortooyo GM

Author

Thank you so much maadeys 🙏 hees iyo bar allah waxana ma jireen wale iyo bile duni lagu kala guuray baanu ku nol nahay iyo mel sharma boy fartuun balbalaarka ey jooganu heesyaanu. iyagauna u sacab tumayan .!?😭😭

Author — Kenedyboy

Author

Ashqaraar!❣Fanku markaa buu qiimo lahaaa heestaan hees kle oo iga maqan bay isku garaacitaan egyihiin🤔

Author — Abdikani Shirar

Author

Waayaha aduunyada warwar iyo dhibaatiyo wareer lagama waayee hees xasuus igu leeh 12/4/2023/ galab arbaco ah sacadu tahay 14:54 isha Allha sanadkan sanadkiisa soboqan dona tariqdan iyo hestan aano rajadeyda irumowday hadu Alle igaarsiyo isha Allha❤❤🥰🙏🏻✍

Author — Abaas Abshir35

Author

hadaaa wadar u nabad nahay, wadna aanu kala helin. saas weeye sxb wadna mahadsan tahay

Author — Abdullahi Abdikadir

Author

09:45/12/14/2020/naa ma walantahay ruux ka wanaagsan naftu weheshaneysa wadankaba ma jogee 👌👌💋😭sakay hestan aya itabatay ax ya fanan wan iska raxeysana hes lamida wali ma ana arkin

Author — salad daacad

Author

Sxb heesahan soo badi xalweyste the best fanan

Author — Abdinur Abdullahi