Maxamed Aadan Himilo Afkayguna Amantadu lyrics

  • 🎬 Video
  • ℹ️ Published 3 years ago
preview_player
UCt80Zo0JgagUOtLE9qxg2-Q

HEESTII : AFKAYGUNA AMANTADU HAYAA
CODKIII : MAXAMED AADAN HIMILO
FARSAMADI : C/MAALIK MAXAMED C.KUUS
SO SARIS : GACANQABAT DIGITAL STUDIOS

💬 Comments
Author

Love the lyrics and very easy to understand - With my basic level Somali

Author — Salma Mohamed

Author

Hees macaan.... Erayo jaceyl oo culculus

Author — Fouzia Nuura

Author

Wooow himilo viva sheekh isaq indhahaygu waxay jcly yihiin in ay ku eeg tane

Author — Hussen Ali

Author

Heesta original waxa iska leh Abdirasack Gaadaco, markii iigu horaysay waxay ahayd 2006 iyo Laaska. Iyo xasuus qofaan ogahay 😍😍😍

Author — WORLD TODAY

Author

Adunyada masiisten mar qudha aragtidaade😘😘😘👑👑❤❤

Author — Amirah Abdillahi

Author

Adunyadan ma sisten marqudha aragtida diye 🥰🥰🥰

Author — Ladna Kaled Hassan

Author

Xusuus 2004tii ayaan dhegeysan jiray gaashi xaajiyad ah record keeda intaan ku tuuro, , , xusuus golden time

Author — Cabdul casiis Adan mahamed

Author

Xusees 16 sano ka hor ayaan dhageysan jiray yaa ila dhageysanayo2021

Author — meysuun muse

Author

Ililaha wadnaha iyo bogaad igaga taalaaye
C♡C

Author — Abdilahi Hussein Official

Author

Afkayguna amaantadu aad uterat
Intasn kunolahay💔💔💔💔

Author — Hannah Adam's

Author

Erayadii cabdalla yusuf hanuuniye 😍 horay waxa u qaday laxankana saaray Dauud cali musxaf, danbigisa allah dhaafee.

Author — blue étoile

Author

xasuus an ilawi karaynin ayy agtayda ku leedahay mana ilawiin ila hada wan radin jiiray lkn manta 8/28/2021 ayan diip uu dhagaysty lkn old song but best one

Author — Omer Mige

Author

Xasuus xasuus lagu daray waaye 15 sano kahor ayaan dhageysan jiray heestaan waagaan yaraa

Author — Kaamilo Salaad

Author

Xasuus qaaliya ililada wadnaha iyo bogart inaga taalaaye

Author — Deeqa Xuseen

Author

17sano kahor jaceyl waali igudhacay aankusoocasuustaa heestaan mudo aan raadinaaye

Author — uhadal channel

Author

Waa heesta keliya aan mobilka kayga laga waayin

Author — suldan haybevic

Author

School private ah aniga oo u socda ayaa Bosaaso habeen ETN tv laga soo daayay markaas ayaan ku daahay dhageysigeeda illaa schoolkii la iga xiray.

Author — Mohamed Ahmed

Author

himilo waan dhigasanjiray 2oo3ilaa hada

Author — Ashkar apdilaHi

Author

Himilo wooow fifa isaq waliba habar yoonis

Author — Hussen Ali

Author

2021 wali jacayl bn raadinaya iso duceya

Author — Saharla Abdirahman