Iskalaaji Hees Cusub Dhameys ( Lyrics ) 2018

  • 🎬 Video
  • ℹ️ Description
preview_player
UCOthI7ZmD3vXbXITUWRP-AQ

CLICK ON SUBSCRIBE TO WATCH UPCOMING VIDEOS.
Add me on Snap chat for updates @ iLyrics1
Iskalaaji Hees Cusub Dhameys ( Lyrics ) 2018

make sure you click on Subscribe so that you don’t miss, future
Videos.

SOCIAL MEDIA
Snapchat . @ iLyrics1
Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
Somali Lyrics
Somali Lyrics Songs
Hees Qoraal

💬 Comments
Author

hadii aad tagrto Abdicasis iskalaji
plze like iZaaar faniska Iskilaaji
dhabban hadlayaaaye
intaan dhulka joogo
jaceylku dhankeygaa
inuu ka dhamado
horaa ugu dharteee

Author — King Dayax

Author

Waleee waa legend ninkan la isma xasdo ! Somaaliyeey u camaamada iskalaaji ✍✍✍✍✍✍

Author — HAMI SARE

Author

alx heestan cawa waxa dhagaysaneyna aniga iyo saygeyga ❤❤😗😗 farxada illahay hagno siyadiyo nolosheydii

Author — Amal queen

Author

heestan mar waxaa jirtay aan ooyi jiray hadaan dhagaysto gabadhaan jeclaa ayaan isku dhacnay Kadib way iga tagtay murugtii aduunka anoo kujira ayaan heestan udiray iyo qoraalo qiirole oo qalbiga kasoo go, ay dhambaalo jacayl oo dhab ahana waan udiray kadib way iisoo laabatay ilaa hadana waan wada joognaa anagoo isku faraxsan Alx ❤ sidaasi darteed ayaan heestan u jeclahay ❤😪 Allow isku keen intii is jecelba🤲

Author — Aadane cabdi

Author

Marka hees kan maqlo waxan mooda in wadnaha leyga bixi rabo naxdin io cabsi I qabaneyso mxa yeelay wiilka jaceylka naga dhaxeeye wxan ka daremay gaabis fara bdan xiriir kisana wxba so af jaray mudo ku dhaw 3 sano iyo bar aan so wada soconay illahy jaceylka managu imtixaano 2018 ahaa waqtigas hdana Alx qof I jecel hystaa Hooyo noqon rabaa💔

Author — Umu Cumayr

Author

Illhay inta wax jecel jaceykooda Ha u sahlo Lkn wlh jeceylka ma fududa in lagu jeclaado wx ka wangsan malaha ani hda qof I jecel haystaa Alhamdulilah Mar dhawna maamo noqon rabaa InshaAllah 🤲🏼

Author — Umu Cumayr

Author

Heeskan anigoon horey u aqoon waxaa iisoo dirtay Gabadh aan jeclahay oo baadiye joogta, weliba 11 cisho annagoon ismaqal bay heeskan igu salaantay, ilaa maalinkaa ilaa hadda everyday waan dhagaystaa oo kama daalo. Ereyada codka iyo muusiggu waxay soo jiidanayaan dhegaha qofka.

Author — African Madoow

Author

Jacaylku dhankayga inuu ka dhamaado horaan uga dhaartay babe ❤️❤️🌹 heestan aniga ayay igu socota wlhi

Author — Ahmed Aurixii

Author

dhabbaan hadlayaayee intaan dhulka joogo jacaylku dhankeygaa inuu kadhamado horan uga dhaartay esh calaaa hees fanaan qaliya Iskalaji tegero wacan kuhaya

Author — Fatah Crisaq

Author

Dhabban hadlayaye intaan dhulka jogo aakhirana janadii aan dhexjogo jacaylku dhankayga inuu kadhmado horaan uhaga dhaarty

Author — qaaci music 2020

Author

Heestan waxanba moodo in ay aniga iga hadleeyso aad ayan aga helay runti

Author — Aisha Ahmed

Author

Intaad Dhinaceyga
Dhameysee U Joogto
Ku Nooshahay Dhaxdeeyda
Walee Ma Dhibtoodo
Dhabban Hadlayaaaye
Intaan Dhulka Joogo
Jaceylku Dhankeygaa
Inuu Ka dhamaado
Horaan Ogu Dhaartay


❤️

Author — Ahmed Ali

Author

Legend From Minneapolis heesta ciid mahaan

Author — Muqdisho Boy

Author

Xasuus Gaara ayey heestani ii leedahay ❤️ 09.feb.2020 06:33 AM, Shanghai

Author — Hilaal Abdirashid

Author

Heestan waxaad midaa in aniga iyo xaaji geega in ay ka turjumeeso ❤️❤️😘

Author — Qosal Iyo Qaraaxo

Author

Fanaan aan aad utaagero wana jeclahay iskalaaji jacayl buuran deeee

Author — Nasra Dahir

Author

Maalmo iyo Wakhti Aan Qurux Badnayn Hees aan Niyada Kudhizan Jirey Waxaan daawanayaa 2021/3/18 Habeen Jimce Ah😔❤

Author — Moustaphe ZapanLe

Author

"Adaa dhinacaa u soo dhalan dhoolay dhamaan gayaanka intaan wada dhaafay"

Author — Jeedal Cas

Author

Intad dhinacyga dhmays u joogto ku noshahay dhexdayda wale ma dhibtoodo💑💑 izkalji allah yacisak eryada best wlhy😍😍😍😍😍

Author — mizz smile

Author

iskalaaje kutaagera wlly


Like zaar hadaad taagera weyn tahy 👍

Author — Daariq Abdull