Cali Yare vs Sola

  • 🎬 Video
  • ℹ️ Published 2 months ago
preview_player
UCQk8wAbC6l-BP3ASEwjHeHw

Sheeko dhexmartay Abdinasir Ismail Sola iyo Cali Abdi Wardhere Ali yare oo si kooban uga wada hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka uu marayo

💬 Comments
Author

Peace and love Insha Allah
VIVA SOMALIA 🇸🇴

Author — Hodan Ismail

Author

MashaAllah Cali Yare viva nabad iyo nolol

Author — sh roble

Author

niyow Sola Ninkaan Caliyare Cali Waa jeclehee See Layeelaa 😂

Author — Najma Omer

Author

Cali yare mar aal lakulmey nairobi waa nin respect

Author — GuLLED Noor

Author

Ali Yare waa mustaq bal fiican ayuu leeyahay, Insha Alllahu Raysalware ama Madaxwayne ayuu u qalmaa
waa nin Qaran ah, qabyaaladna ka fog!. Sola naftiisa ayuu u baqay waa in uu Macaarid iska dhigaa!!

Author — Fa Mo

Author

Ninkan ( cali yare )aad baan ula dhacsanahay allaha barakeeyo

Author — M/ed Ruush

Author

Qofkii madaxweyna allah uga dhigo oo farmaajo ah waan taageeraynaa
Masha allah

Author — mohamed mohamud

Author

Waano fiican oo dhaxal gal ba siisay saxiibka, danta dalka iyo dadka ha laga shaqeeyo, shaqsigu wa iman waana tegi

Author — Mr Ali

Author

Cali yare ina abtigey cabdinaasir sola walaalkey aan isku gobol ka soo jeedno respect labadoodaba💕💕

Author — yusra ali

Author

Hadba mid lasoo bood zola, Cali yare yow ahaa eeboow 😕
Caqliga reerku waa kaa 🤣

Author — Zahra 65

Author

Wale nin aan dulqad lahayn waa solo maalin ayaan dhahay 40 sano waad kawayntahay oo waxad jirta 60 sano block ayuu isaaray 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

Author — saadaq nuune

Author

Nin qiiymo badan cali yare cali yare cilmi lagu naaficey ayuu bartey edeb iyo caqli badan

Author — Fartun Salah Ahmed

Author

Rag xadaariyiin ah ayaa meesha iska helay 🤣
Dadka qaar way anbadeen waxayna moodaan in aad tihiin col 🤣🤣

Author — SOOMAALIDA GEESKA

Author

Waaw raag culus ayaa is helaya cali yar nolow

Author — Farhio Warsame

Author

Geesi geesi dhalay cali yare cali cash waa diiday inuu qaato

Author — jintoh jojo

Author

Cali yare waa dhadhamo raac hadanah waa jilaaa isu ekaysiisah inuusan ku caasiyin qofka dhadhamo siiyah

Author — Hoo baaruud Hoo baruud

Author

Xoolahaan haduu xil ka haayo Somalia ill aha aa u maqan dowladaan Kuli wlhi dr xabeeb waa lama huraan in lageeyo

Author — Fashil Media

Author

Dad is Yaqaan. Oo kaftamaya.Dheh.
Cali yare..anigu Aad ayaan u dhaliilaa.
Laakiin.Afkaartiisa.waan ku ixtiramaaa.

Author — Mohamed Ahmed

Author

CYC codkiisa la maqli maayo. Mic-yadaa kugu yar miyaa? Mise mobile baad ku duubaysaa?

Author — Abdirashid Ahmed

Author

Dalka danta diinta haloo tanasulo wa muhiim waxii wadankeena waxii cadowga. Ku ah ee muuqda ama qarsoon Allah naga qabto ya Rabbi anigane hooyadey aya iga dhimatay Allah u naxariistee igu soo duceeya hooyadey Mahadsanidin🙏🏾

Author — Xareedo Ali