WAR CUSUB Farmaajo Oo Laga Dalbaday inuu dalka ka saaro Ciidamada kenya

  • 🎬 Video
  • ℹ️ Description
Invalid campaign token '7mSKfTYh8S4wP2GW'
WAR CUSUB Farmaajo Oo Laga Dalbaday inuu dalka ka saaro Ciidamada kenya 4.5
FADLAN CHANNELKA KU SOO BIIR OO SUBSCRIBE DHEH SI AAD U HESHO WARARKA SOMALIA MAHAD SANID.

Download — WAR CUSUB Farmaajo Oo Laga Dalbaday inuu dalka ka saaro Ciidamada kenya

Download video
💬 Comments on the video
Author

Ciddan Kenya in laga saaro Somalia waxaa ku jirta sharafteena

Author — Fowzia Ali

Author

Waad mahadsanitihiin hadada
Barlamanka Somlia geeya dacwadiina

Author — Fowzia Ali

Author

Guul nabad iyo nolol guul somalia inshaallah

Author — Yusuf Siad

Author

Waxaan ka codsaneynaa Baarlamaanka Ummadda SOOMAALIEED in sida ugu dhaqsaha badan soo saaraan go'aan ciidamada Kenya dalka looga saarayo, Xiriirkana ha loo jaro.

Author — Addeec Abdi Hassan

Author

Nimanka muqdisho kadhex qaaylinaya ha kahadla ciidamada Ugaandiiska furaha villa wardhiigley oo maalin walba jididka muqdisho shacabka ku laaya.
Jubbaland waxba la idinkama weeydinay

Author — ALI Abdi

Author

Halaga saaro ciidamada Kenya wadankena kuukaayo arxan nagama dhexeeyo.macaaradkana hala raaciyo
Gumayste iyo gumayste ama Somali haku hadlo AMA somali dhib ah' ha ahaado
Shariif iyo xasana xabsiga Hala dhigo wa qaain wadaniyiin maadama ay madax ahaayeen. Somaliya guul iyo gobanimo.kuukaayo hadhacdo kuukaayo down ilaahay idankiisa Ha burburto
Amiin

Author — Falis A

Author

Xisbiyadu miyeysan ahayn kuwa qarndumiska ah ee kismayo ka abaabulaya jabhado lagu burburiyo dalka ee xoolaha calooshoda ushaqayste yaasha ah

Author — faysal yuusuf mahamuud abdi

Author

Sax. Halafiijiyo. Wadakeen. Hakabaxano. Balaayad. Anaga Soomali. Banahya 🇸🇴❤️🇸🇴👍🇸🇴👍🇸🇴🇸🇴💪💪💪🌼

Author — Gg Hhh

Author

Waaryaadaay Soomaaliyeey waaryaaday Soomaalidii wadaniga ahaydeey dhagaysta walaalayaalow, waarbal kuwii siyaasada Dalka at isku dhalwaayeen dhagaysta maanta waxay Farmaajo ka Codsanayaan kulahaa Farmaajo ciidanka Kenya Dalka waa inuu so deg deg ah ugasaaro islaanbaa lagasheegayey! Fartayda yaa subaga kudhuuqay, waar kuwiinan siyaasada ay iskudhalwaayeenow miyeydaan ahayn Ragii shalay Islaanta aan uunsanjirin ee isgubtay loogu mahmaahayey ee Qosolka u jiibinayey maydaan ahayn idinkoo u haysta in Farmaajo lacaayayo!!!!? Labba beribaaka soo wareegaye Adeerayaal bal umadda soomaaliyeed u sheega Maxaa idiin uray ma idinka daacadbaa oo waad soomaaliyeysan tihiin mise siyaasadiinii Qardajeexiibaa halkaa idiinlagashay ilayn shalay Dawlada iyo Dadka Soomaaliyeedba waadka mawqif suwanaydeen oo Kenya idinkoo horay ugu sexeexay badda Soomaaliyeed ayaa laydiinku taagwaayey waarkala saara xukuumada farmaajo iyo Cadawga Dalkeena ayis hayaan Aniga iyo dad badan oo soomaaliyeed idinkama rumaysanayaan waxadku dhawaaqdeene noojilciya, Allaha idin soo hanuuniyo siyaasada sida loo maareeyana waxa idiin wacnaan lahayd inaad Caruurihiina dalalkay joogaan dib ugu laabatiin oo aad siyaasada soo barataan si aydaan ugu khasoobin.

Author — Abdi Bedde

Author

Ninka dabadhilifka ee gumeysiga ku dhex dhashey waa in la tusaa asiga & kenyaba waxey tahay soomaali ee aysan aheyn labada qof ee lacagta siistey wadankooda

Author — Maria Abdi