hees hindi af somali waliba qoral me Tera Dewaana Tu meri Dewaani MAHRAJA

  • 🎬 Video
  • ℹ️ Published 2 years ago
preview_player
UCMYMjuzqVNAWoXttaBdgw-Q



💬 Comments
Author

Been waaye qalad metera diwana waxa waaye qalbikeyga koguwalan maharaja na wa boqor ma ahan jacel jacel wa pyar ishqi AMA mohabat

Author — Deco Cade

Author

Nio afsomali qatar ah wa sartay balse hesta afsomalige ledahay ma aha jeena tere liye marna tere liye iyo xlda ka hadleso isma lahan lkn keep going erayo macqul waku fasirtay

Author — Apdalla Apdi

Author

Tuurjiwankaga wa been heesta saan ma ahan

Author — Ibrahim Muse

Author

Waaw Qatar sxb Nooso turjum heesta ku jirta filimkii dil kiya kasoor heesta waa ( aashiqime har aa shiq oo jaata he majbuur ) plz codsi bro

Author — Cabdi Muuse

Author

ciyaal shaleemo walalaha xiisyuunoo hadii nooshi hiin

Author — anisa salax

Author

Yaska sami wan Ku saray adigana ii sar sxb

Author — Yasin shuceyb

Author

dadka beenta ka dhaaf wa wada qalad mid saxa kuma jirto

Author — siciid ismail

Author

Turjumaadaan waa been, maharja maa jaceyl eh jaceyl af hindi waxaa lagu dhahaa pyaar🧐

Author — Faygesta Geysta