ABDINASIR SOLA OO RUXAY GOOBTA HEESTII HAKABA BANAANSHEE 2020

  • 🎬 Video
  • ℹ️ Published 2 years ago
preview_player
UCGNzHhKEtDi9AJyhsDWpkxQ

Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my pp

💬 Comments
Author

Fannaanka cusub year... 2020... Solo portal 🇸🇴👍👏

Author — Jdye Xaashi

Author

Faiza keep going rer hakaba ahy wana joga

Author — YUUKAANA OFFICIAL

Author

Cod macaan baa leedahay Salaam sare from Australia

Author — Ahmed ibrahim

Author

Ustaad Sola Cod Buu Hayaa Wlh Kusoco Zxp 🎹🎹🙏🙏

Author — GOR GOR YARE

Author

Ustaad sola marna wx na bar marna naga Waal adigu 🤣🙆🏻‍♀️

Author — sharmake digeed

Author

ar ustaad sola cod buu leeyhy wlhi 😂😂😂

Author — Fatima 14

Author

Hada tahay qof jacel farimaha jacelka ku biir channelkena mahad sanid
Subscribe like coment
Share

Author — Topazlaq Channel

Author

*Lan wiin ma booraaw*
*Beenaa ogaadee*
*Ilintee baroorshee*
*Biya haan dareertee*

Author — Waryaa Wariiri

Author

Adeero ad baydhabo wad Ku heesi kartaa cadi maha codkagagu

Author — hassan mohamed

Author

dadka jaahiliinta ah oo sola caayaaya haka dhamaadan qofku waa xor siduu doono ugu raaxaysan karaa afkiisa hooyo

Author — najaaa nalka

Author

Istakhfurula, macalinkii ma fanaan buu 100 jirkii ku noqday.

Author — Siman Mohamed

Author

Kan wa waashay kani da.daa ayuu Fanan nimo raadinaya Madhaxiisii hore ayuu sharafkulahaa

Author — Mohamoud ALI

Author

Alla hayaay waar odayganu hadmuu asaasaqay

Author — Durguf

Author

Mala wuxuu is yidhi waxaba kugu dhafay fankii ee ada haka hadhin

Author — Yurub 💎💚

Author

Ilaahoow towba xumo hanagu dilin
Bal odaygan saacadaan hees ku dhaqaaqey eega
Bal idiin alalaastey

Author — Idil Ali