WAA KUMA ABDINASIR SOLA..? 'DAHIR ALASOW OO SIRTIISA KASHIFAY'

  • 🎬 Video
  • ℹ️ Published 4 years ago
preview_player
UC8YA6DVv8NXQBu8VdaezRyQ

WAA KUMA ABDINASIR SOLA..? "DAHIR ALASOW OO SIRTIISA KASHIFAY"

💬 Comments
Author

subaxan Allah waxani show wa quraafi maxa ka siyaan islaha dahir calasow horta ma curyaanba weligay ma arkin isago kacaya salamaad kolay badhida ku baxday sida islamaha ayuu qoorta gararyo ku yeeshay

Author — Muntaz Issa

Author

Sola ma ada gaara calasoow, viva sola❤️

Author — Mo Ji

Author

Inaad Waalan-Tahay Adigaa Isku Qiraya Waayo Hibil Caay Ayaa Leygu Yiri kkk kkk kkk Mida Kale Xaasaska Ummada Ha Caayin Taa Soomaalidu Waa Ku Ceeb, Mida Kale Waxaan Maqalnay Daahirow Inaad Tahay Laga Roone oo Adigoon Lagu Riixin Wax Mariixi Kartid, Tankale Waxaa Sidoo Kale Nasoo Gaartay Inuusan Ku Dhalin Aabaha Laguugu Daro Magaciis, Lkn Ku Dhalay Guddoomiyihii Gobolka Gal-Gaduut oo Ceyr Ah, Mida Kale Wareysigii Kula Yeesha Sola Adigaaba Afkaaga Isku Xirayay Tan Alle Ha U Naxariistee Madax-Weynihii Soomaaliyeed Maxamed Siyaad barre Sola Wuxuu Kugu Yiri Aayad Illaah Lama Taaban Karo Lkn Marxuum Maxamed Siyaad Wuxuu Yiri Ragga Iyo Dumarka Weyka Siman-Yihiin Dhanka Shaqada Ciidamada Iyo Mushaarka Sidaa Ayuu Kugu Yiri Sola Ee Aayadii illaah Wax Kama Sheegin Sole, Sola Wuu Rugtaa Weyna Ka Muuqataa Salaada, Lkn Adiga Waxaad Isku Darsatay 1-Danbiile Ayaad Tahay Waayo Dad badan Ayaad Gacantaada Ku Dishay 2- Laga Roone Ayaad Tahay Waa Lagaa Tumaa 3- Afkaaga Iyo Dhegtaada Isma Maqlaan, 4-Jaahil Ayaad Tahay Ee Wax baro, 5-Soomaali-nimada Ayaa Kugu Yar 6-Hablaha Ayaad Caaysaa Ee Dameer Calasow Waalidaada Wey Siyaaday, Isla Clip-kaan Waxaad Tiri Sola Wax Mayaqaano Isla Adigaa Cadeynaya Inuu Shiikh Kashka YouTube-ka U Hayo Marka Iskama Warheysid Isla Adigaa Khiraya Inuu Wax Yaqaano Waayo Dib Ugu Laabo Wareysigii Uu Kaaqaaday Sola Waxaad Qirtay Inuu Macalinkaaga Ahaa oo IT-ga Ku baray Adigaana Isku Qiray Isma Ogid Miyaa Dameer Calasow, Mida Kale Anagu Waan Ognahay Iyo Dhammaan Dunida Waalaga Wada Ogyahay Inuu Aqoon illaah Siiyay oo Wax bartay Marka Adiga Maseerka Iska Daa, Mida Kale Ninka Aad Wareysaneyso Waa Nin Aad Soo Kireysatay Waa iidheh, Ninkaan Waxaa Sidoo Kale Arimahaan oo Kale Usameeyay oo Lacag Siiyay Ninka Isaguna Sidaadoo Kale Waalan oo La Yiraahdo C/llaahi bal-Waan, Mida Kale Wax Ma Yaqaan Sola Hadan Waxbuu ii Sameeyay Meel Ma isla Galaan? Marka Dameer Calasow Maanta Fashil Ayaa Kugu Dhacay

Author — AGLI Aa

Author

Hadii qofka lacaayayo si maskaxaysan ayaa LOL cayaa si aqoon leh ani Sola intaaa ka arkay waa nin aqoonleh oo cidna atagin direct

Author — 4,784,3

Author

Daahir calasoow wuu cabsan yahay mida kale asagaaba qol kuu xiran kaniinka waalnidaa laa siyaa markuu waayana cabtooy weeye hadalkiisa iyo dhagahiisa isma maqlaan soo taad hada kaa hor laheyd solo waa macalinkeyga ii barey itt computer kaa hadana adigaa is burinaayo

Author — Somali boy

Author

Viva c/Nasir sola kaa sharaf badan Waa ceeb nin tilmaamaya nin kale timihiisa dumarka LaGu Oga Hebel Bidar bu leeyahay uf dumarkii baad ku qabsatay shaqadoodii

Author — Sukeyna J.

Author

sola waa ogaden daahir calasow waa sacad waa ogaden marki dhalasho loo eego

Author — 2 2

Author

daahir runta sheeg sacadku soo ogaden makaahiil soo maha

Author — 2 2

Author

hhh waxan maqli jiray qofkad gadhi karwayday wala caya cayda wax kuqadi maysid

Author — Abyad Academy

Author

Iskuma xirna somalinimadu iyo ruuxa aad guursaneysid...ani alaha ii sahlo gabadh francies ah

Author — abdifatah mohamud salad

Author

😂😂😂🤣 this guy and English. Fruits u sameyee kulaha. Wuxuu kawadaa fraud 🤣🤣 xayaawan waaxid

Author — KKK Killer

Author

Sidaad murasade u caayeysay caawa ma sola adiguse inaad xafaayad kuu xirantahay mis ilowday yaa

Author — Somali doon

Author

Waxa qaabka dumarka leh e aanan nasabka galin bal eeg

Author — Orpheus

Author

Faan badana loyer maa adigaa qabsankaro

Author — Somali boy

Author

Holodeska waa qalaan sanka xayawaan sida dameerka u fururuqleh

Author — Somali doon

Author

Ninyahaw markaad neefsanayso waxaa u neefsataa sida dameerka ee maad iska daaweyso sanka waa la qalaa waa diga sida qaldan u neefsanayso isna caatee waa diga sida xayawaanka u neefsanayso ya

Author — Somali doon

Author

Ala kan bentisa Waa Ninkii wax ka dhacay paltak oo la Oga Waa Ninkii yidhi Waa Abukar qaad did oo beesha Hawiye caayaya, walaa xowla tolow miyuu ilaaway in aakhiro ka danbayso warkaa ba hus

Author — Sukeyna J.

Author

Ibaaro adookale iyoqonbadan inaahadashanba ma aha xoolihii umada somaliyed meelkushega

Author — Fatiae Mohamed

Author

Dadkaan aa lagu leeyahay ka waran dawlad halaga dhigo yaab

Author — Ahmed M

Author

Qoomaal loo soo qoray ayuu aqrinayaa meeqaa lagugu Siiyay qarash inaad brobogaantada Solo

Author — Axmed Cabdiraxman 1996