ABDINASIR SOLA XASUUSTII XASAN ADAN SAMATAR 2020

  • 🎬 Video
  • ℹ️ Published 2 years ago
preview_player
UC5OORaznxYmXyQMBdGteNjg

PLEASE SUBSCRIBE & SHARE OUR CHANNEL
MD PRODUCTION PRESENTS
ABDINASIR SOLA
XASUUSTII XADAN ADAN SAMATAR
MALYUN DAQARE
VIDEOGRAPHER
VIDEO PRODUCER
VIDEO DIRECTOR
EVENT PROMOTER

💬 Comments
Author

Glad to see Mr Sola having fun. Too serious most of the time.

Author — bigballers522

Author

Lipaax keep going wax kala thy fanka adiga ka dhimnaay Sola😂

Author — Olow Tower

Author

SOLA I AM YOUR FANS, FANAN BUUXO IYO QOOBKACIYAAR CAAWA WAAD KUTUURATAY,

Author — DEQA MOHAMED

Author

Thanks Sola. ( beesha haradigeed). DDS. Ethopia

Author — axmed yare

Author

Waaaaw sola caadi maahan codka kabax😂👌

Author — Weeewcha Weeewcha

Author

Inta dawaneysa 2020 like ta isiya lacag ma ahe 🤣🤣

Author — Luqman mohamud hashi Luqman mohamud hashi

Author

Heestan waxaa qaada Samatar, erayada waxaa sameeyey AUN abwaan shareeco.

Author — nabadraadshe

Author

Is he serious, he can sing but he can’t talk wow

Author — Nuurdin Abdihafid

Author

Ninka waa waashay qabta
Legend ayaa tahay dhan walba ka dhisan 🤣🤣

Author — 6p8 114

Author

Waar mataageero ninkan laakiin fanaan weeye heeskan uu qaadayaana waxa kabixikara fanaan muusiga raaci Kara waa heesaha asbadale halkeediina wuu dhigay

Author — Cnsir Jama

Author

SINCE WHEN IS HE BECOME A SINGER? HAHAHA TELL HIM TO GO BACK THE INTERNET/FACEBOOK. LOL

Author — MrTech

Author

Waaween rag cuslaadey meeshaan isugu yimid

Author — Weeewcha Weeewcha

Author

dee sola sixunbaad yeeshay wadaad iyo fanaan meel ma wada maraan. sowdigii wadaadka .iyo siyaasiga ahaa subxaan takale markaad heeseyso agshankan faraha badan ee aad is jajabineyso jooji ninweyn baa tahee taagnidey ku quruxbadan tahay heeska. waa iga talo siddii dhalinyaradii baad AGSHAN BADAN BIXINEYSAA OO WAALIYA

Author — ahmed warta

Author

WAAWAREEY DHEESHAAN WAXAY ISOO XASUUSISEY KOOX XAAFADEENA HABEEN HABEEN KU XADREYN JIRTAY OO DARIIQADA AXMADIYADA KAMID AH SIDOODII AYUU U DIGRINAAYAA

Author — Cute Ehren ඞ

Author

Fanaan miyuu isku badalay... sheekhulkuli iga dheh

Author — Samira Daud

Author

Odayga wuxuu Macalin IT ayaan ahay dhahaba maanta waakaasaa xaalkiisa

Author — Abdallah Mohamed

Author

Heestisi ugu horeysay miya koley anu wa tii kowaad oo an ku arke

Author — C:Xasan maxamuud c

Author

Qof dhintey aya la xasusta Xasan waba nolyahaye se cml Zola

Author — Ciise Ismail

Author

Subxaana allah dadku xaasidsanaa soomaalidu heesaha yaa ufasaxay yaryarka yaa se udiiday dadka waa wayn xataa jano iskadaayoo hadaad naarta gelay way kuu xaasidiyaan qul acuudu birrabil falaq.

Author — Mariam Ali

Author

Subxaanalaah Xaajigii maxaa ku dhacay? Waa kiwaaye ingiriis

Author — Hussein Olad