Farxiya Fiska Iyo Anshax Hees Cusub Hibasho Lyrics 2018

  • 🎬 Video
  • ℹ️ Description
preview_player
UCOthI7ZmD3vXbXITUWRP-AQ

CLICK ON SUBSCRIBE TO WATCH UPCOMING VIDEOS.
Add me on Snap chat for updates @ iLyrics1
Farxiya Fiska Iyo Anshax Hees Cusub Hibasho Lyrics 2018
farxiya fiska


make sure you click on Subscribe so that you don’t miss, future
Videos.

SOCIAL MEDIA
Snapchat . @ iLyrics1
Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
Somali Lyrics
Hees Qoraal

💬 Comments
Author

Inta kallaamka alle #SWT jeceleey like ku qabta👍

Author — Sadiiq cabdiqadir

Author

heestan intaan ka jeclahay waa intan .

ciil iyo hirtaayo joogta ah
Muran iyo hiifan
hiifan dhamaneyn
Nolashu kuma sii hagaagto
Hufnaan baan doonayaaye
Miyaad ii hogaamin wayday

Author — Khadar

Author

farxiya axmed cadaawe allaaw soo hanuuni waa in an fiicane

Author — Tayosiir Ahmed

Author

Queen 👸 Fisk’ intaa tagirasan like isar my ppl

Author — AbduL Mohamud

Author

Reer Somaliland hadanu nahay ku jecelahay wlhi

Author — Hazan Zaki

Author

Xalay ayn tig ama Bajaj Ka maqlay ilaa markiiba aan raadiyey

Author — Faysal Qolqol

Author

Anshax iyo Fiska Laabo Fanaan oo An tageero buuxa u ahy❤️❤️🔥🔥

Author — Rahma Ali

Author

Wee wee fiska fiska Wan kutabay Runtii... 😂👊 Aaway Dadkaygi rer somaliland

Author — _Mustph3_

Author

Qoftan 😂 waa hooyada fanka Inta taageerta like hayla dhafina

Author — Mohamed Ahmed

Author

#AXASAN hees labo legend
#farhia fiska boqorada fanka
#anshax from somaliland keep going ✌

Author — SULDAAN OFFICIAL

Author

Boqorada codka wn aamin sanahay
Inta aaminsan farta taag

Author — SHARMAKE Official

Author

Fiska maxay cuntaa horta intaa Ma dhaafto miyaa ar naagtu waa daadax wacadalee❤️❤️❤️❤️

Author — Mohamoud Ahmed

Author

Inta Gopolka RaGGa ku dhex dawanaysa farta ha tagto ☝

Author — Maxamed Ayuub

Author

Wllhi hestan aniga bey iga rutjumeysaa waxadba modaa in abawanki sameyay in aniga uu iga sameyay wllhi si dhab bey ii tawaneysaa farxiya fiska intee qadeyso waxaa ka soqadatan anoo idikaga shekenayo dhibka aan daremayo😥😥😥

Author — asal dhalad ina gujis

Author

Heeztan wxn ka zo radiyey fb nin o naaga 😂😂🙏

Author — Elmi Mohamud

Author

NaaG wayn bn DONAYAYE
Miyad i hogamin karaysa yar taay😅

Author — Maxamed Ayuub

Author

Ciil iyo hiirtayo joogtaa
Muran iyo hiifaan
Hiifaan dhamaanayn
Noloshu kumasii hagaagto
Hufnaan baan doonayaaye
Miyaad ihogaamin wayday
Axsan Ereyo mcn❤❤❤❤😘

Author — WE LOVE BOQORADA CODKA KHADRA CABDI SILIMO

Author

Waxba ina kala
Hortaagan
Laba fanaan oon jecelahy
aya iz helay😍😘😍

Author — aziiliyey ozliya

Author

2019 february jacaylkaygi ban ku xasuusta.

Author — MAALIN BOQRAN MEDIA

Author

Inta burao ku dhex daawanaysa farta taag😉😉😉😉

Author — Asia Osman