Xariir Ahmed Hees Cusub Bal Ogoow Ayaamahan 🎵 (Lyrics ) 2018

  • 🎬 Video
  • ℹ️ Description
preview_player
UCOthI7ZmD3vXbXITUWRP-AQ

CLICK ON SUBSCRIBE TO WATCH UPCOMING VIDEOS.
Add me on Snap chat for updates @ iLyrics1
Xariir Ahmed Hees Cusub Bal Ogoow Ayaamahan Lyrics 2018

make sure you click on Subscribe so that you don’t miss, future
Videos.

SOCIAL MEDIA
Snapchat . @ iLyrics1
Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
Somali Lyrics
Hees Qoraal

💬 Comments
Author

Qofka heestaan taabanayso sidaydo kale 😢😢😢 like igu taabta

Author — Siman qaali 181218

Author

Fanankas yaa ila tageera waan ka hela codkiisa waaaw xariir

Author — lulu Axmed

Author

Am from somaliland wixii jecel xariir Axmed like ii saara

Boqortooyo

Author — Boqortooyada Shacraawi

Author

xariir👏👏👏💕 reer muqdisho tageero ku ahay

Author — Ridwan abdi

Author

allah beerka wallhi barkin ayaa iitaal. waxaan dunida u jeclahy waa xaaskayga aan ka fogaday. ilahy halmar itus. beerka i xanuunay . xiir aad ayaa ku jeclahy codkga waa fananka ugu fasiixan. lkn meday cidiii wax u qaban la hayx. somaliya somaalibaa leh .

Author — سعيد يوسف من الصومال

Author

Wllhi waa Hees itaabathy Anigaaa cawa Qof ku lehe bal ogow ilaahay anab Eersanmaayee 😇😇😇Aduunka wax ugu Xun Qof aad isi siisay isna Wadka kuugu Yeedhay shit adiga iyo wixii ku Yaqaanba Wllhi Aduunkaan kugu Necbahay qofkaasoow ♥♥♥♥♥

Author — Mahad Dawiil official MD

Author

Intii jecel xariir liketa ha igu qabato

Author — Jawharada

Author

Xariir Ahmed king nolow fanan buuxa nolow king of jigjiga jcliyaaa jigjiga illahay ha nooo ilaaliyo jigjiga cad

Author — king hindi holish

Author

Heestaan markii laqorayay anaa jogay wana qiso dhab ah axx yaa jcl xanuun badnaa 😭😭😭💔💔

Author — mustafa karaama

Author

Eshcala hees
Shidan codkugu
Dhan Xariir Ahmed
👏❤👌

Author — Ugbaad Imaan

Author

Hariir eesh claa hees bal ogow ayamaha
Amba kuma ilaawine💞

Author — Mowlit Yahye

Author

Labada fannaan ee hees kastoo loo dhiibo codkoodu fadhiyo waa.
Xariir Axmed iyo Cabdi Hani Xaashi

Author — Suleiman Abdirahman

Author

Xaqiiqdii waa Hees Qalbiga Dareen weyn kuleh Qofkasto fahansan Micnaha jaceylkana kaga ilmaysiinayza

Author — Seinab Abdullahi

Author

Xariirow dhuuxaad na dhaqaajisay hh inaba caadi maha istaagan kaaga kacay caadi maha

Waad ku mahadsantahy soo gudbintaada

Author — Takka Apsher

Author

Haduu Amarka keenaana cidi Oolin maysee😘

Alfanaan Xariir 😍 respect full

Author — Alma Mukhtar

Author

WOW xariir axmed Fanan Mucjiso ah kutaageersanahay Bro🙏🙏🙏

Author — saTham Mehmet

Author

Aaaax yaa fanan plz like me inda jclky hayo

Author — Amal Mohamed

Author

Ogalow la ii yidhi ka adkeysan waayey 😭

Author — Naima Adam

Author

aniga ugu horeeya nacala sheydan kuyaale waa naflihii igu qabsada high speed wi-fi subscribe iisaara likena roob iiga dhiga abaar majirte

Author — MUXIYE OFFICIAL

Author

walhi bal ogoow ilaaheey anba eersan maaye taa sabeenn aheen walhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭axya xariiir Ahmed heesta Aniga maa igu tala gashe😭😭😭😭😭

Author — Maanka Deeqa