RAAMI YARE HEESTII QALAD DHACAY OFFICIAL 4K VIDEO BY AFLAANTA STUDIO

  • 🎬 Video
  • ℹ️ Published 5 years ago
preview_player
UCbrmYhQEwSA7ZZ0ciizdyeg



💬 Comments
Author

Lakin ilaah haka so hanuniyo codkaga wuxu ku macan yahay quranka kariimka waayo adunka lawa galin ah

Author — Mohamed Ibrahim Bashir

Author

The most underrated Somali song out there. Should have million+ views.

Author — Ismail Sheikh

Author

Heestaaan.sidaan uradinayey manta ayaan.helay masha alllah hees shidan.iyo fanaan.inaba cadi ahayn😗😗😗

Author — Queeny Ismail

Author

i used to listen this song almost 3yrs ago from today, Lkn wey iga luntay raadin mudo dheer kadib maantan helay.

Author — Mohamed Apdiqadir

Author

heesta markay soo baxday melaha ka maqli jiray lakin 2020 anay iga hadlaysa😭

Author — muha mohamed

Author

Cadi mHa wlhy heztan Raami cod bu La zo kcy💋💋💋

Author — Ayouzha Adey

Author

Inti tagerta araami yare like yan layal dhafin wllyl ☝️🙌

Author — Abdiaziiz Ifiso

Author

Heestan iyada oo an soo bixin muuqaalkedu ayaa wiil igu soo diray audio whatsapp ah
Wiil aan qalad ka galay
Xasuus ayey igu ledahay
Waxan filaya in ay fananka iyo wiilka iso diray sxb ahayen
Lkn waa very heart touching 😭

Author — cuntoyinka ciyalka

Author

Hees shidan inta igu raacsan farta taaga

Author — wiilka qurbaha kudobobay Somali

Author

Hesta qisada aney iga hadleysan moday anigo cwd oynaye isoogartay walibo inay iga hadleysa xalada waqtigan kujiry bay kahadlaysa😥😭😭😭😭

Author — Zumaa Abdi

Author

Wan ku aamin sanhy fanankeyga qaaliga eh

Author — Hamza seerabtaa

Author

Masha allah rami my brother fanan culus

Author — Idil. Loos

Author

ooof calek wxaza ka heza kep going bro😍😍

Author — zahra Abdirahman

Author

Xabadyda an ku qaldmo imkan udiraya 👌❤

Author — Cimraan Ahmad

Author

Hhhh naago badne dheh hhhh qoftaan ogahee kulahaa hhh magac muu sheego haduu daacad yahay🤣🤣🤣🤣

Author — Xilwa Love

Author

Xaqiiqdii waa xeesta keliya oo si kale iyo laab iiga qoslisey hadey noqoto miraha iyo action ka intaba, runtii wey isoo jiidatey horey u soco

Author — Abdikadir K'naan he is best. Osman

Author

His light on his feet
Voice is 💁🏾💁🏾💁🏾
U have my vote 👌🏽

Author — reo ᴗ̈

Author

inta iga dambeyso like hesta kaga ilowina😊😊😊

Author — jihaan Mohamed

Author

hesta wlaa ciyara lkn walida mxaa jira😂😂😂😂😂

Author — Shukrina Sharaf

Author

Wow waa shidanyahay yarka heestuna inaba caadi maaha qofkaan ogahayee qisada heestan uqaastahaye😍💕❣

Author — Mulki Abuukar