Raami Yare - XULASHADA DOOKHEEYGA [OFFICIAL VIDEO]

  • 🎬 Video
  • ℹ️ Description
preview_player
UCGC5B6_0C64CwilEb5pjBaw

Raami Yare - XULASHADA DOOKHEEYGA
Ereyadii: Najiib Diiriye
Laxankii: Ahmed Zaki
Vocal Recording: SIR MOHAMUD
Music: Abdi Abiib
Directing/Editing: Haataf Abdi
copyright
@Haataf Digital Studios

💬 Comments
Author

waa mahadsantahay Engr Haataf Abdi alfanaan Raami Yare
Laxanka Ahmad Zaki
Music Abdi Abiib
Vocal Recording By Legend Sir Mohamud Abdi
Waad Mahadsan tihiin Dhamaan inta Ka shaqeeysay Heestan
Erayada Heesta sidaan ayaan u Qoray


Xulashadiyo dookheyga
Xubi iyo dareen dhaba
Midaan ugu xisheen
Xaqiiq anigu calmadaay x2

Xilkaskii haweenkaay
Xubnihii jidhkeeygaay
Hadii aad xayiiryahay
Xila ii ahaan Laheeyd


KOORASKA
Walee kibir iyo xanaaq
Xumaan ma tuseen naftaado
Intaan xurmo kuguba sooraan
Xidigaha ku Geeyn Lahaa X2

Xaragadiyo Dheehaaga
Xaawaleey Dhigaa Ma Lahee.
Xuural Ceeyntii Dumarkaay
Xayaad xageeyga Ahoow

Xalaal Dhalad ilwaadeey
Xigmadii jaceeylkaay
Hadii aad Xariir yahay
Xilo ii ahaan Laheeyd

KOORASKA
Walee kibir iyo xanaaq
Xumaan ma tuseen naftaado
Intaan xurmo kuguba sooraan
Xidigaha ku Geeyn Lahaa x2

Najib Diiriye

Author — Najibsom Official

Author

Heesta Erayada musicga iyo laxankaba inaba caadi ma ahan waa waxkale Abwaan Najib iyo haataf Abdi good job

Author — somalimusicco

Author

My dearest brother Hatuf Abdi legend best director, editing .. one and only bro miss you ❤️

Author — Saamiya Sagal

Author

Nice song my brother ramii hees shidan keep going brother

Author — Mushtaaq Hussein

Author

Team Nina 🤟🏿 wax kali hataaf waa ka baxsatan 🤟🏿

Author — CAYGA OFFICIAL

Author

Wooow masha allah jexaygii keep going my brother

Author — Safa Indho

Author

OUR LEGEND HAATAF THE ONE AND ONLLY, HAADBA HAAD KICI💝 FARSAMADA IYO QURUXDA, ISHII BUGTAAY KU BIKAACSO, HORE U SOCO WALALO 👍🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽well done ✅

Author — Naeema Brink

Author

The only one Somali Legend Haataf Abdi

Author — SAYLICI STUDIO

Author

Rug cadaagii soo regal celi my bro haataf abdi keep going

Author — Asha kin channel

Author

Wwww best song wlhi iyo vidiow qurux badan alfanaan ramadaan xasan guure raami yare keep going baaba

Author — Mustaf Shire

Author

Waley Waley Kibir iyo Xanaq Xuman Matusen Naftadu inata Xurmo Ku Guba Soora Xidigaha Ku Geen lahaa
Wow best Hees Afkaga Afkuu Jecel yahay lagu qaby😘😘

Thnks My Borther Haatuf Abdi❤🙏🏻🙏🏻

Author — Aisha Cuud

Author

Waaaw wow wow king haatuf abdi waxba lagaama qaban karo bro

Author — CUMAR CR official

Author

Haatuf abdi legend one horay usoc taageero buux camera man qarniga sxb adigaah usitah

Author — win caliyoz

Author

ax dareen dhaba ayey ka hadle mcn marna xanuun 😥

Author — Muna h

Author

Heestii qofaan ogahee qisada hestan u qaastahayoo
Hadaa dhageysatey love isaar🖤🖤

Author — Naafac Mohamed

Author

hadaad quraan jeceshahy heesahana necebtahy like iisar mahadsanid😊🙏

Author — yacquub caddaani

Author

Cawa awan iska faraxsanhy bilahi🤣🤣 like ta leee ha ila dhaafin🙏

Author — mohaa ali

Author

اللهم اني اعوذ بك من البرس والجنون والجدام ومن سيئ الأسقام

#Mahadsanid💯💯

Author — AL FURQAN PRODUCTION

Author

Haatafow anaa uhoreeya eee love dhac iigu sii zxp

Author — Boqori Boy

Author

Haatuf editka iyo camerda ku dadaal fananin badan billboard xisayanay aygoo ku agtagn ba arkaynaye 😓😓

Author — Abdiqadir Jama