XARIIR AXMED HEES CUSUB | ILLINTA CAASHAQA | ᴴᴰ LYRICS 2018

  • 🎬 Video
  • ℹ️ Description
preview_player
UCOthI7ZmD3vXbXITUWRP-AQ

CLICK ON SUBSCRIBE TO WATCH UPCOMING VIDEOS.
Add me on Snap chat for updates @ iLyrics1
XARIIR AXMED HEES CUSUB | ILLINTA CAASHAQA | ᴴᴰ LYRICS 2018

make sure you click on Subscribe so that you don’t miss, future

#Ilkacaselyrics

SOCIAL MEDIA
Snapchat . @ iLyrics1
Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
Somali Lyrics
Somali Lyrics Songs
Hees Qoraal warka hargeysa farmaajo somalia

💬 Comments
Author

Hada an qorayo qorlkan idhaheyga iliin ba ka socota aniga jacalkaba nasib uma lihi markasta qalbga laiga dhawaca😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

Author — Ayaanita sweet girl

Author

Aptiyaal haddaan idhaah wan soo horreeyay waa been cade, kollay wad iga dambaysaaye hayla dhaafin kulama dhaafeene .. wad garanaysa dee wixii yaraa kuu sheegi maaye🤗👏

Author — Suleiman Abdirahman

Author

Jaceylka iney iloowda soow ilinta caashaqa
😢😢😢 waxaan soon xasuuste gabar anigo 12jir aaan jeclaaa habeeen walbana boodkoda aaan tagi more si aaan wajigeeda uun u arko, habeen habeeenada kamida ayaaan lahadley oo aaan rabay inaaan jaceylkeyga usheegto deetana inta toosh wajiga igaqabate ayeey itiri sooma ahan khadar kii class keena markaaas ayaan haa iri kadibna waxaan dhahay waxaan raba inaaan wax kuushegto waxey itiri war wasaqyahow kac waxba haiisheegine wlhi intuuu wadnaha rig idhahay ayaaan soo ordey anigo hadal ucelinin aaan ilmeeeye habeenki dhan maseexan 2 isbuuuc school ma aaadin kadibna waaan is nacsiiye ayada dhan
Hadeertaaan Nairobi ayaaan isla joogna, aniga waangursade anigoo 23jir ah ayadana wali meey guursan marwalbo aaan suuqa kuarko waxaaan sooxasuusta sidiii waalida aaan ujecla alhamdullilah hada waxaaan heysta raaaliyo aaad iijecel ooo igataxadarta mardhawna canug ayaan sugeena inshaAllah

Author — Khaledu J1

Author

Adoo uurka iga neceb
Aadmi kuugu jecelahy

Heart touching
.💔

Author — ibrahim ciiltire

Author

Manta oon heestan dhagaysanayo 10/20/2019 waa maalinta an goaan saday inan kafoogado qof aan jeclahay siaan dareenkayga qalbiga o ilaaliyo darteed waxwalbo waala arka

Author — QUEEnN N

Author

Ilkacase abowe ma aqaan waxaan kugu mahad celiyo tnx a lot aadbaan heestaan usugaye ua de best bro big respect😍😍😍😘😘😘❤😻

Author — Dream gal Bj

Author

05.07.2020 Heeesta caawa Wan Dareen Dhagaysanayaaa😭😭😭😭

Author — Sir-Tawakal

Author

Codka Iyo Laxanka
AlFan Xariir Ahmed
Erayada Alla Yahdik
Musica Haynok
Lyrics Ilkacase
Walee JamaAHir Baa Isugu Tagtay 🌹👏👏👏

Author — GULLED BAZMA

Author

😭😭waysa iga adkaato eed kuma lahan qudhani adoo uurka iga neceb aadmi kugu jecelee sida gaar ilaalan isha kuugu haysa 2020😭😭

Author — Abdirazak Myzaro

Author

Xasus omarey Big bror xarirr legend😔😔❤❤❤❤

Author — sacduush official

Author

Woow hees iyo badh taageeraha koobad ayaan kuu ahay sxb king raper😍😍😍😍😍😍😍

Author — ayaanle ahmed

Author

allow afka haku goyn the best song😢😢😢😢💘💘💔👌

Author — badria diamond indha deeq

Author

Qalpiygag oomane lagu falay agteedad😭😭😭😭

Author — Malapoh Abdurahman

Author

Awoodeyda ma ahee haddi Ay ayaan qudha ogoshahay nafteydani 😭😭❤️❤️❤️❤️

Author — Hani Abdi Hani 123

Author

hees qalbiga tabanaysa weye thanks xariir horay usoco bro

Author — Yalaxow Isma

Author

Allla maxn sugayey heestan thnkz ilka case lyrics

Author — بنت الاحلام

Author

Ilove xarir ahmed ahsan fanan cod iyo heesa mcnba ninka leh ❤️❣️💋🌹😍😃

Author — Mrs funny Channel