Social Media iyo Sawirada QAAWAN by ABDINASIR SOLA.

  • 🎬 Video
  • ℹ️ Published 4 years ago
preview_player
UCtxq1sXPgWRt23xaIfQqNdw



💬 Comments
Author

Every story has two sides
Hope you are responsible and accountable for your own actions

Author — reo ᴗ̈

Author

Thanks Abdinasir Solo"well done

Author — amina jafar

Author

Subxanallaah wlle waxan ku dhihi lahaa dumar hadaad ka naxeso gabadha aad xumesay ee cunuga ku heesa xaqeeda iska du oo ilmahaaga dayacan mel saro hadi ad imanka aad shegeso kaa dhab tahay naftaada ka biloow adaaba hablihii somaliyeed xumeeyaye naf taada ka biloow☝🏽Allah kabaq🤦‍♂️

Author — SAMATAR MOH

Author

It’s true felony if you take pictures or video your wife or girlfriend. Gabadhaha Waxaana kula talinayaa fadlan ragga guursaneysan iska hubiya Raggii Ma aha kuwii hore gabadha ka xishooda xaaskiin sharaftii weeye

Author — Ahmed Wadani

Author

Asc sxb cabdinaasir waa mhdsan thy taas waxay la mid thy gadha Maxa u guursatay ninka ma ahan mid swr hada ay u dirtay ee waa swradi hore inta lasqabay

Author — Abdela Keynaan

Author

Alle ha laga cabsado ma ficna sidaasi wllo qof ku aaminy sidaa loma galo

Author — KHatra haji

Author

Subxanalah walaahay oo bilahiy waxan kayabay ragi somaliyed dumarki bay dulmiy kagalayan war ilaahay kabaqa oo dumarka iyo gabdhahaba kadaya waxad kuwadan oo ilaahay kaxishoda iyo umada nabiy Muhammed scw scw scw scw scw scw scw scw

Author — Farhiya M ali

Author

اعوذ بالله من الشيطان الرجيم ilaah ayan ka magn galny kuwaas oo kale

Author — Salado Mahamad

Author

Abayo ilahay ba kaka cad jarayo e iska sabar cebtu kukestay mid kadaran ilahay haku rido

Author — Leila Ruun

Author

TALO YAAN SIINAYAA ISAGA HADISHO DENBI KUMA LIHID SAMEE DEG DEG I AAMIN WALAAHAY WABILAAHAY .

Author — Rajo Wacan

Author

Abdi naasir soo dhawaaw waxan ka mid ah sxb wararkaasa xiiseeya kuuna dhageesta si madax furan

Author — متى اضع العمامة تعرفي

Author

MAXAAD ISU DILI AMA ISU GUBI ISAGOO NOOL DIL DIL DIL WALAAHAY XAQ AYAAD ULEEDAHAY .

Author — Rajo Wacan

Author

Aduunka wax badano ka yaabiyo waa arki Walahi hablow Gabdhaha ayan ka hadlaya ninkasto nol naf kujirto labisan dhar qabo nin ha’u malaynina ninkan hadan qofki Wajigisa Sifican usi firiyo wuu fahmaya doqon in u yahay ma Aqli badno

Author — Ina Tradisha

Author

Kkk kulaha quraan halasaaroo ka tali inankaga yar quruxda badan ad dayacday wa isla fiican yahay yaaab

Author — Cilmi Xassan

Author

solo libaax laba maaha inta caafimaadka qabtaa waa ku taageersan thay,

Author — hadaan lamidoobin waa lais guumaysan free man

Author

Waar orood ilmahaga Dubai ku dhibataysaan wax taar intaad waxkale ku mashqulsanthy🙄🙄

Author — Sacda Kayse

Author

Waa runtaa wax in laga qabto niinkas in laxiro waliba usan waligis usan gabadh yar iyo dumarka dambe usan udhibin

Author — Farhiya M ali

Author

Ilahayi xaqa hana tusoo dhamani teeni adigun walali sharafatadu waa ilmahaga iyo xasakaga

Author — Ayman saleban

Author

go to dubai and help your son and your wife .your wife is crying in the social media

Author — Adanech Tamiru

Author

You need to go and look after you kid in Dubai you irresponsible man, shame on you !

Author — Samira Ahmed