HEES QORAAL AXMED GACAYTE IYO AAMINA CABDILAHI

  • 🎬 Video
  • ℹ️ Published 4 years ago
preview_player
UCCXbdYia0ez-ZEb_hP8_kUQ



💬 Comments
Author

Wah wah waa aduun xasuus badanaa kala fogaa halkaan jooga iyohalkaan dhagaysan jiray gacaynye fanaan cod toolmoon ❤❤❤❤❤❤❤🤙🤙🤙🤙

Author — Abdi Rizakh

Author

Jeer uu suur dhawaaqo
Maseegtada aan gaadhnee

Iska saxa qoraalka plz

Author — Eng. Abdikani Mohamed Hussein

Author

Erayadii AHU singub
Waad isahayatoo kaa seexan waayee dhowr sano iyo googo, e
cirka sare u eegoo soo jeed ku waaroo
ku safaaday nolasheee
in lagu su, aaloon kugu seego aakhiro waan ku la socdaayee
kuma samaxayee jeer suur dhawaaqoon
maseegtada aan gaadhnee
haduu samir wax tari lahaa
ama uu sad noqon laha mudan kaa
dhur sugayeee
adoon saca igu xidhin labo seebna igu wadin ama saydhin wacadkii ama sidaa igu qaado

Sacna waysha uu dhalo sanka kalama rooro oo sidig kama jeclaadee
sidaasaan ka dhiganahayoo isa sudhan waxaanahay sokeeyoo walaalaa
sanadkaynu joognaa sideed guuro weeyaan sodontahay bishiisuyee
waa sahan danbiyo shalay sareedada aduunyadu sacad kala wareegtee
saadi iyo inshaartii lay siiyay xalaybaa suurtoo biwaydee
salku dhigi ayaanku samir aan lahaano

In aan kuu siloonahay sirtaydii ogaatoo caad kama saarnee
sanadanba waxaan ahaa nin jecelku sara dagay seedaha jidhkiisee
sanbabadaa I qalanoo wadnaha isaranoo dhiiga saydhinaayee
naf la saaqay baan siday tahay dhalaan sabaalaynayaayee
haduu samir wax tari lahaa ama uu sad noqon laa mudan kaa dhur sugayee adoon saaca igu xidhin
labo seebna igu wadin
ama saydhin wacadkii
ama sidaa igu qaado

Haygu samir daraaninee adigoon salfuudaan oon salguugin waayaha
anigu saq iyo waa sidaan kuugu go, ayaan sahankeed kumaqanee
kuma seexan waligay sadex igu wallahiya siraan kugu dilaayee
sahwiyoo jacaylkuna siduu adiga kugu yahay ayaan kula simanee
saadi iyo insharti la isii yay xalaybaa suurtoo biwaydee
salku dhigi ayaankuyee samir aan lahaano!

Author — Saynaba Boqran

Author

Ereyga Sidig
wxa laga wada neefka canug uusan dhalin oo hooya looga dhigo
Sacna waysha uu dhalo
Sanka kalama rooroo
Sidig kama jeclaadee

Author — Haroon Boojo

Author

Abwan sangub allaha u naxaristo axmed gacayte iyo codkii amina cabdulahi

Author — Yahye Sedate

Author

Waxan ka codsanayaa heska dhahaa
Sida labo isjecelo leydhsanayaa
Adoo mahadsan isoo radi hunoo

Author — mohamed abdirahman said

Author

Heeata hingasho maxamed saleeban uu qaado oo qoraal ah lagaa rabaa

Author — Boorow Nuunow

Author

Mirihii iyo laxankii sangub codka a.gaceeyte iyo aamina cabdilaahi

Author — Ali Said

Author

adoon saaca igu xidhin
laba seebna igu wadin

Author — Mustafe Cawl

Author

Heesti xasan aadan markan da, da jiray 15 no so qor plz

Author — sulthan ibrahim

Author

Markuu cabdiqays heestii cabdiqays .noloshaadu caarcaar yey cidhib xumaan noqon.

Author — Maxamed Maaweel