MAXAMAD S TUBEEC | HEESTA GUFAACO | HEES QARAAMI XUL AH + LYRICS

  • 🎬 Video
  • ℹ️ Published 2 years ago
preview_player
UC24ynd_q05woSX4TpgX-3BA

#Mohamed_suleeban_Tubeec #GUFAACO
#SUUXAYELYRICS

💬 Comments
Author

ابداع وأغنية في منتهي الروعه والتطريب، ،،،،، لك الرحمة والمغفرة الاسطوره محمد سليمان

Author — MrLooyaan

Author

The Knowledge Always Alxamdulillah ♥ 👌 💯 🙌 👷🏿👌🏿🤌🏿✌🏿💙💖👁*+'.)

Author — Siyaad Shire

Author

amazing Somali songs with a touch classical tunes thanks

Author — abdul mohammed

Author

Knowledge it's Always Alxamdulillah 💯 👌 *+^@'.)

Author — Siyaad Shire

Author

The late Maxamad S Tuberc was a legend never to be forgotten the king of all male voices

Author — Shamai

Author

You can't keep up the king of Somali music #Tubeec

Author — Liban Ahmed

Author

We Always do that Again Alxamdulillah ❤.

Author — Siyaad Shire

Author

ilaahay ayaan ayaan kuu baryee allaha kuu naxaristo inshaa allaha qabriga allaha kuu waasaciyo

Author — S Adam

Author

Ahu naxariisto Mohamed sulieman tubeec aameen yaa Rabbi

Author — mohamed ali

Author

Tubeec🥺❤ boqorka codka 2022 faratuun bal balaar ba fanan no ah iyo socdaal weersho

Author — Khawla Abdi

Author

Socdaal iyo faladagan oo fanaaniin ah baan dhagaysanayaa bal cawaaqib xumadaa eegaa heees waa dhaaftey salama saxiib halkaan iiga dambeeya

Author — shucayb mohamed

Author

Walaalkeyga iga weyn ayaa qaadi jiray heestaan sanadka 2000.

Author — Mohammed Ahmed

Author

Aniguna garaadkay
Kaa gaabsan waaye
Adigu garashaadii
Ii garaabiwaydee💔

Author — Museh Omer

Author

agah, dhagah, now, hay, wah, war codka maxamed saleebaan tubeec, reenka cuudka (kaban) iyo dananka violin ta siday isugu ladhanyihiin waa arin iga yaabisay xaqiiqdii saaxiibayaal.
allow naxariistaada kumanayso .
bahda suuxaye lyrics aad baad umahadsantihiin.

Author — abdul-majiid abdinasir

Author

Allow naxariistii janooyinkaaga ugu deeq aamiin

Author — sacdiyo sheikhdon

Author

Boqorkii codka Allah ha u naxariisto aaamin

Author — Khaliif Saeed

Author

Xusuus wllhi heestani gaara abahay alle hu naxariisto aya idhi inkastoo nin geesiya ragu geed adag yahay hadan garabka lala qaban guri oodi maye😥

Author — Nasma Cumar

Author

Allah Ha Naxiisto Shacabka Soomaaliyeed Waxaan Refer Qudhax Iyo Reer Qansax Ma Halkaasay Soomali Ku Dambaysey

Author — Mukhtar Awad

Author

Wlhi waa aduunyo heeztan gùfaaco xasuuz weyn ayeh igu leedahay waxa aanan ku xazuustaa 2014 iyo jacaylkaygii dharma ahaa oo aan izweyn ayay wahel ii ahayd mudo 2zano ah 2015 ilaa iyo 2016. Maanta oo ah bizhii 10aad 2021 waan ku marqamayaa waa aduunyo

Author — Farxaan Cabdi

Author

AHN Boqorka codka heestan way I tabaty runtii 8/1/2023

Author — Najma Osman